Guddoomiye kuxigeenka Gobalka Shabeelaha hoose ee dhanka arimaha Bulshada Cumar Maxamuud Cilmi “Cumar Carabeey” oo lahadaly idaacada Simba ee Muqdisho ayaa sheegay in qarixi ka dhacay deeganka tooratooroow ee gobolka shabeelaha hoose oo Alshabaab ay gacanta ku hayaan in qaraxaasi ay isaga dileyn saraakiil sar sare oo muhiim u ahaa al shabaab.
Gudomiye ku xigenku waxa u tilmamay in qaraxa alshabaab iyaga dhexdooda ku qarxay uu ahaa qarax laga soo buuxiyay walxaha qarxa kasi u shegay sida u hadalka u dhigay in ay la damacsanyen shabab in ku so weraran deeganada iyo degmooyinka uu ka arimiyo mamulka konfurgalbeyd balse iyagu uu ku qarxay
Isago intyaa ku daray in qaraxasi uu dhawax iyo dhimashaba uu kasoo garay sarakil alshabab u qabilsaneyd sameynta qaraxyada
Gudoomiye ku xigenka gobolka shabelaha hoose oo si I hadalayay ayaa waxa u sheegay dhinaca kale in maamulka koonfurgalbeed uu wado howlgal ka dhan ah Al shabab isagoona tilmamay in dhawaan laga saari doono Al shabaab deeganka tooratooroow iyo deeganada kale ee ka maqan gacanta maamulka koonfurgalbeed.

