Gudigga Xuduudaha Dalka oo Gaalkacyo u Tagey kala Xadeynta Puntland iyo Gal-mudug “Sawirro”

0

Waxaa Magaalada Gaalkacyo ku sugan mas’uulyiyiin uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga xuduudaha Khaliif C/kariim waxana halka ay kulama kula qaadanayaan madaxda gobolka mudug ee maamulada Gal-mudug iyo Puntland.

Dhinaca Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo xalinta khilaafaadka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa aya magaalad agaalkacyo kulama kula qaadanayan waxgaradka iyo Ganacsatada ka soo jeedo gobolka mudug islamarkana waxa ay kala hadlayaan sida ugu haboon ee xal logu gaari aro khilaafaadka soo laablabtay una dhaxeeya Maamulada puntland iyo Gal-mudug.

Gudoomiyaha Guddiga xuduudaha Khaliif C/kariim ayaa sheegay in aysan xiligaan faraha la geli Karin soodimaha cusub ee uu muranka ka taagan yahay balse waxa uu carabaabay in wadaan qorshe ay ku soo nooleyn nayaan Soohdimihii hore u jiray ee waqtigii dowladii dhexe soomaaliya.

Halkaan ka Daawo Sawirrada

1

2 3 4 5 6 7 8 sssss

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here