Dhageyso:-Dab Qasaaro Hantiyadeed Geystay oo Xalay ka kacay Deegaanka Garas-baalay ee Duleedka Muqdisho

0

Maamulka Deegaanka Garas-baalay ayaa Faah-faahin ka Bixiyey Qasaaraha uu Geystay Dab Xalay ka kacay Goobo Ganacsi oo ku yaalay Deegaankaas.

Gudoomiye ku Xigeenka Deegaanka Garas-baalay ee Dulledka Magaalada  Magaalada Muqdisho Mudane Cali Xasan Cali oo la hadlay Idaacada Simba ayaa Sheegay in dab Xoogan uu Xalay Bur-Buriyay Goobo Badan oo Ganacsi oo ku yaalay Heerahada Muhiimka ah oo Dhexmarta Deegaanka.

Sidoo kale Gudoomiye ku-xigeen-ka deegaanka Garas baalay  ee duleedka Muqdisho Cali Xasan  ayaa Tilmaamay in dabka uu saacado badan socday inta la xaqiijiyay uu Geystay oo kaliyah Qasaare Hantiyadeed goor danbana Maamulka iyo Dadweyne fara badan oo uu gurmaday ay ku guuleesteen in la baqtiiyo Dabkaasi.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here