Haweeney ilmo Yar Xaday 19 sano kahor oo 10-sano oo Xabsi ah Lagu Xukumay

0

Haweeneydaan oo 51-sano  jir ah ayaa waxaa la xiray sanadkii 2015-kii kadib markii lagu tuhmay in ay korsatay gabar aysan dhalin oo ay  Xarun caruurta lagu xanaaneeyo ay kasoo xaday.

Tijaabo dhinaca  DNA-ga ah oo boolis ay sameeyeen ayay ku ogaadeen haweeneydaas in gabadhaas oo hadda weynaatay aysan dhalin islamarkaan ay la dhalatay gabar kale.

Xaakimkii dacwada qaadayay oo loo lagu magacaabo John Hlophe ayaa sheegay in ay ku dhaqaaqday haweeneydaas qayaano ay kula kacday xarun caruurta lagu xanaaneeyo oo ay ka shaqynaysay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here