Kooxda Inter Milan oo Loo Diiday Qaashada Xidiga Joao Mario

0

Macalinka kooxda Horyaalka dalka Portugal ee  Sporting CP  Jorge Jesus ayaa sheegay in aysan kooxdiisa rabin in ay iibiso xidiga qadka dhexe ee Joao Mario, oo dalabyo ka helay naadiga Inter Milan.

Kadib markii ay lumiyeen Horyaalka dalka Portugal oo labo dhibic ay kaga qaaday naadiga benfica ayuu sheegay in aysan kooxdiisa diyaar u aheyn iibinta xidiga reer Porugal ee Joao Mario oo wacdaro ka dhigay ciyaarihii uero 2016-ka.

Inter oo ka dhisan Magaalada Milaano ayaa dhawaan ku dhawaatay soo qaadashada xidigaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here