Macalinkii Hore ee kooxda Queens Park Rangers Harry Redknapp ayaa aaminsan in laacibka kooxda Totenham Dele Alli uu tayo ahaan ka wanaagsan yahay xidiga kooxda Juventus Paul Pogba islamarkaana ay tahay in isaga ay la wareegto kooxda Manchester united.
Kooxda Manchester United warar soo baxaya ayaa sheegaya in ay baadigoobaysa xidiga Juventus Paul Pogba oo sanadkii 2010-kii ka dhaqaaqay horyaalka ingiriiska iyadoo ku rabto aduun dhan £100 million.
Harry Redknapp ayaana aaminsan in Totenham qadkeeda dhexe Dele Alli uu tayo ahaan ka wanaagsan yahay xidiga Juventus Paul Pogba Manchester United loogu baahan yahay in ay isaga la wareegto xiligaan.

