Afar ka mid ah Saraakiisha Booliska Mareykanka oo Lagu Dilay Magaalada Dallas ee Gobolka Texas(Daawo Sawiradda)

0

Inta la xaqiijiyay afar ka mid ah Saraakiisha Booliska Mareykanka, ayaa waxaa xalay lagu dilay Magaalada Dallas ee Gobolka Texas, iyadoo toddobo kalana lagu dhaawacay.

Saraakiisha la dilay ayaa la sheegay in dilkooda uu yimid kadib markii ay banaanbaxyo rabshado wata ay ka dhaceen Magaalada Dallas ee Gobolka Texas, waxaa dilka saraakiisha sidoo kale  lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen Shufto.

Isu soo baxaan, ayaa ka dhashay dilal laba nin oo madow ahaa maalmo ka hor loogu gaystay Gobolada Louisiana iyo Minnesota, taasoo dhalisay in Magaalooyinka Mareykanka qaarkood ka dhacaan bannaanbaxyo looga soo horjeedo Booliska.

Muqaalo lasoo bandhigay ayaa lagu arkay nin ku hubeysnaa qori nooca darandooriga u dhaca, oo kamid ahaa dadkii banaanbaxa dhigayay.

1467957298a5aea 1467957304cd8f8 1467957306ba3eb 14679573090dc5c 14679573126fc55 14679573132f821 146795731003a5a 1467957300143e3 1467957302851cf 1467957303499c6 1467957308990bf 1467957310010d0 146795730287373 146795731351342 bangladesh-bomb-attacks

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here