War Deg Deg:- Rasaas Xoogan oo Laga Maqlaayo Magaalada Cadaado

0

Wararka haatan naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee  Caasimada Kmg-ga Maamulka  Galgaduud ayaa ku waramaya In rasaas xoogan halkaas laga maqlayo.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidamo ka Tirsan Kuwa Galmudug in ay weerarareen Ciidamo kale oo ku sugnaa Saldhig ku yaala Magaalada Cadaado,

wixii kusoo kordha la soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here