Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya oo Gaaray Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay

0

Wafdi uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamanka soomaliya Mudane Maxmed sheikh Cusmaan jawaari ayaa Goordhaweyd gaaray Magalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Waxaa Magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay wafdiga Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya Madax ka Tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya iyo Mas’uuliyiin kale.

Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamanka soomaliya Mudane Maxmed sheikh Cusmaan “jawaari” ayaa horudhac u ah Madax ka Tirsan kuwa dowlada Soomaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo dhawaan gaari doona Magaalada Baydhabo oo 22-ka bishaan uu ka furmi doono Dhameystirka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here