Xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Kenya oo Maxkamad Lasoo Taagay:-Sawirro

0

Maxkamada ku taala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa la soo taagay 8-xildhibaan oo lagu eedeeyay inay ku kacayn hadalo naceyb xambaarsan, isla-markaana ay ku kicinayeen dadka reer Kenya.

Xildhibaanada la Maxkamadeeyay, ayaa waxay kala yihiin Junet Mohamed, Johnson Muthama, Aisha Jumwa, Florence Mutua, Moses Kuria, Ferdinand Waititu, Kimani Ngunjiri iyo Timothy Bosire. Shan ka mid ah waxay ka tirsan yihiin Xisbiga Cord, halka saddexda kalana ay ka tirsan yihiin Xisbiga Jubilee.

Gudoomiyaha Maxkamadda, Francis ole Kaparo oo ku dhawaaqay in Xildhibaanada lagu helay eedeymihii lagu soo oogay, ayaa waxaa uu kaga digay in markale ay dib ugu laabtaan wixii lagu soo eedeeyay.

1466220083cea88 1466220085c11cc 1466220086b5100 1466220087ccc6b 1466220088fd5f4 146622008774f9d 146622009096f87 146622008736164

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here