Macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa amaan buuxda usoo jeediyay daafaca yar ee Jon Flanagan kadib markii uu ciyaaray wax ka badan 105-daqiiqdo ciyaartii ay xalay ka adkaadeen naadiga Stoke City..
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska Jon Flanagan ayaa markii ugu horeysay kooxdiisa u saftay kadib markii uu ka maqnaa 626-maalin kadib dhaawac soo gaaray xidiga daafaca ka ciyaara,
Kooxda Liverpool ayaa habeenkii xalay ahaa iska xaadirisay Finalka League Cup kadib markii ay gool kulaad kaga adkaatay kooxda Stoke City. Lugta labaad ee ciyaarta League Cup-ka

