Macalinkii Hore ee kooxda Real Madrid Fabio Capello. Ayaa sheegay in kooxda Real Madrid ay qasab ku tahay qaadista Champions League inta uu macalin u yahay macalin Zinedine Zidane,.
Halyaygii Hore ee xulka dalka France iyo Kooxda Real Madrid ayaa dhawaan la wareegay shaqada kooxda Real Madrid isagoona kulankii Ugu horeeyay guul ku bilowday,
Capello,oo Horey shaqo ugu soo qabtay kooxda Real Madrid iyo xulka dalka Russia ayaa aaminan in macalin Zidane uu yahay shaqsi wax badan ka badali karo shaqada kooxda real Madrid oo dhawaan ku guuleysatay koobkii 10-aad

