Jurgen Klopp:- Waxaan Noqon lahaa Maalin Macalinka kooxda Manchester United

0

Macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay in uu ku siktay in uu Noqdo macalinka kooxda Manchester United laakin uu xiligaas jeclaa sii joogista kooxda Borussia Dortmund.

48-sano reer Germany  ayaa sanadkii aynu soo dhaafnay Noqday Macalinka kooxda Liverpool kadib markii lagu badalay Brendan Rodgers uu shaqada kooxda Liverpool laga ceyriyay bishii October. sanadkii 2015-kii

Kooxaha Liverpool iyo Manchester United ayaa maalinta Bari kuwada kulmi doono kulan ka Tirsan Horyalka dalka Ingiriiska iyadoona labada koox uu ka dhaxeeyo xifaaltan aad u xiiso badan,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here