Xidiga qadka dhexe ee kooxda Manchester city Samir Nasri ayaa sheegay in uu kooxdiisa kala hadlaayo Mustaqbalkiisa xili kooxda ay lasoo wareegtay xidigo ku boos ah,
Laacibka heerka caalami ee xulka dalka France Samir Nasri ayaa kamid ahaa xidigaha uu la dhacsanaa macalinka reer Chile ee Manuel Pellegrini’ ka Hor inat uusan dhaawac soo gaarin waxaana booskiisa lagu badalay xidigaha Raheem Sterling iyo Kevin De Bruyne
Nasri ayaa kaliyah kasoo muuqday kooxda Manchester City 2-kulan oo Horyaalka dalka ingiriiska iyo 1-kulan oo Champions League ka hor inta uusan dhaawac jabniin ah uusan soo gaarin,

