Madaxweynaha Soomaliya oo Goor dhaweyd gaaray Magaalada Kismaayo

0

Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha soomaliya Mudane xasan sheikh Maxamuud ayaa goor dhaweyd gaaray Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose,

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo ay ka mid yihiin Wasiirro iyo Xildhibaanno waxaa garoonka diyaaraha magaalada Kismaayo  ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubba axmed Maxamed Islaam axmed Madoobe Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed sheikh sheikh cusmaan jawari , Raiusulwasaaraha soomaliya Cumar C/rashiid cali sharmarke iyo Mas’uuliyiin kale,

Dhanka kale Madaxweynaha soomaliya Mudane xasan sheikh Maxamuud ayaa la filayaa in isla maanta uu daah furo shirka lagu go’aamin doono doorashada soomaliya ka dhacaysa sanadkaan 2016-ka,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here