Meleeshiyo iyo dad Shacab ah oo Gudaha u Galay Hay’adda Khumeyni Xarunteeda Muqdisho

0

Sida aynu wararka ku halayno kooxo maleeshiyo ah iyo dad shacab ah ayaa goor dhaweyd gudaha waxay u  galeen Hay’adda Khumeyni ee dalka iiraan xarunteeda Magaalada Muqdisho,

Hay’adda Khumeyni oo ku taala inta u dhaxeysa Isbitaalka Banaadir iyo Daarta Seybiyaano waxaa haatan la sheegaya in ay ka socoto  Bililiqo xoogan ay sameynayaan kooxda meleeshiyada iyo dad shacabka ah,

Hay’adda Khumeyni ayaa laga leeyahay wadanka iiraan waxaa dhawaan la sheegay in Muqdisho ay ka waday barnaamij shiiceyn ah,

wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here