Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya oo Gaaray Magaalada Kismaayo+ Sawiro

0

Wafdi uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha baarlamanka Soomaliya Maxamed sheikh Cusmaan jawaari ayaa goor dhaweyd gaaray Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose,

Maxamed sheikh Cusmaan jawaari iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Magalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxda Maamulka Juba-land iyo raisulwasaaraha soomaliya Cumar C/rashiid Cali sharmarke iyo Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug, koonfur Galbeed soomaliya, iyo Puntland oo dhawaan gaaray magaalada kismaayo,

Madaxweynaha Soomaliya ayaa ah Mas’uulka kaliyah ee xiligaan la sugayo in uu gaaro Magaalada Kismaayo si uu shirka u Furo.

6d0fd884 8ec65478 17fbdc32 040f20f6 70bb6db3 7136a456 98348b86 ad068322 af63a018

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here