Lionel Messi oo ku guuleystay xidiga aduunyada ugu wanaagsan

0

Laacibka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa Habeenkii xalay ahaa ku guuleysiga laacibka ugu wanaagsan aduunyada kadib markiii uu ku garaacay xidiga Cristiano Ronaldo iyo Neymar,

Lionel Messi ayaa helay codod gaaraya 41.33% halka weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo uu helay codod gaaraya (27.76%) Neymar ayaa helay codod gaaraya (7.86%) oo kaalinta Labaad,

Weeraryahanka reer argentine ayaa bandhig wanaagsan aduunyada ka sameeyay xili ciyaareedkii aynu soo dhaafnay kadib markii uu Barcelona ku hogaamiyay ila iyo 5-koob uu ku jiro koobka Champions League,

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here