Waxaa Habeenkii xalay la sameeyay isku aadka wareega 4-aad ee koobka Labaad ee ugu xiisaha badan Horyaalka dalka Ingiriiska ee Fa Cup-ka,
Koobka Fa Cup-ka wareegiisa 4-aad ayaa la ciyaari doonaa 29th Bisha January iyo 1st Bisha February 2016. kooxda Arsenal ay la ciyaari doonta kooxda Sunderland halka Manchester United ay u safri doonto kooxda Derby County.
| West Brom or Bristol City | vs | Peterborough United |
| Eastleigh or Bolton | vs | Leeds United |
| Arsenal | vs | Burnley |
| Derby County | vs | Manchester United |
| Huddersfield Town or Reading | vs | Walsall |
| Exeter City or Liverpool | vs | West Ham United |
| Wycombe or Aston Villa | vs | Manchester City |
| Shrewsbury | vs | Sheffield Wednesday |
| Nottingham Forest | vs | Watford |
| Carlisle United or Yeovil | vs | Everton |
| Crystal Palace | vs | Stoke City |
| Oxford United | vs | Newport County or Blackburn Rovers |
| Ipswich Town or Portsmouth | vs | AFC Bournemouth |
| Colchester United | vs | Tottenham or Leicester City |
| Bury or Bradford | vs | Hull City |
| Northampton Town or MK Dons | vs | Chelse |

