Ciidanka Qaramada Midoobe ee Jamuuriyada Afrikada Dhexe oo eedeemo loo soo jeediyay

0

Baarayaal kusugan jamhuuriyada afrikada dhexe ayaa sheegay in ciidanka Qaramada  midoobe ee ka howlgala dalkaasi ay haweeen ku nool caasimada bangii ay kufsi u geesteen.

Ilaa iyo 4 haween ah ayaa baarayaasha u xilsaaran barista kufsiga haweenka loo geestay ay shaaciyeen in caasimada bangi sixun loogu kufsaday afartaan haween.

Istiifan dejuurik afhayeenka qaramada midoobe jamuuriyada afrikada dhexe waxaa uu xusay in ay jiraan tacadiyada kufsiga ah ee loo geestay haween ku nool dalka jamuuriyada afrikada dhexe.

Howl-galka qaramada midoobe ee dalka jamuuriyada afrikada dhexe ka socda ayaa marar badan lagu eedeeyey kufsi loogeesto haweenka kunool dalkaasi.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here