Kooxaha Chelsea iyo Bayern Munich oo kusoo biiray Xiisaha Sadio Mane,

0

Kooxaha Chelsea iyo Bayern Munich ayaa kusoo biiray xiisaha laacibka garabka kaga ciyaara kooxda Southampton Sadio Mane, sida maanta ay qortay majalada Daily Mirror. Ingiriiska kasoo baxda

Warar soo baxaya ayaa Tilmaamaya in 23-jirka heerka caalami ee xulka dalka Senegal Sadio Mane ay macquul tahay in hadii uu helo  macalinkiisa  Ronald Koeman’   lacag dhan £30 million uu kooxda ka fasaxo xili uu qilaaf soo kala dhaxgalay,

Kooxda Manchester United ayaa aheyd kooxda kaliyah ee xiiseenaysay  laacibkaan ka Tirsan kooxda Southampton

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here