Jose Morinho oo ku dhow Qabashada Shaqada kooxda Manchester United

0

Macalinka aan shaqada haynin ee Jose Morinho ayaa xiligaan la hadal hayaa in uu  qaban doono shaqada kooxda Manchester United sida maanta lagu daabacay majalada ESPN.

Macalinkii Hore ee kooxda Chelsea ayaa mudooyinkii dambe lala xiriirinaayay shaqada garoonka Old Trafford kadib markii laga ceyriyay shaqada kooxda Chelsea ee Galbeedka Magaalada London,

Jose Morinho ayaa sidoo kale lala xiriirinaayaa shaqada kooxda  Paris Saint-Germain, ee Horyaalka dalka France oo dhankeeda xiisenaysa macalinka reer Portugal,

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here