Ciyaaraha

Claudio Bravo oo dib ugu soo laabtay kooxda Barcelona ka Hor kulanka kooxda Sevilla.

Claudio Bravo ayaa la xaqiijiyay in uu dib ugu soo laabtay kooxdiisa ka Hor kulanka ay booqan doonaan kooxda Sevilla. Goolhayaha heerka caalami ee xulka dalka Chile ayaa kulamadii ugu dambeeyay dhaawacyo kaga Maqan kadib markii uu dhaawacmay dhamaadkii bishii August, Macalinka kooxda Barcelona Luis Enrique ayaa xaqiijiyay in ay kooxdiisa ay soo dhaweenayso soo laabashada Goolhayaha heerka caalami ee ...

Read More »

Stephan Lichtsteiner oo Qaliin dhanka wadnaha ah Gali doono sida ay Xaqiijisay kooxda Juventus

Daafaca kooxda Juventus Stephan Lichtsteiner ayaa la xaqiijiyay in uu Gali doono qaliin dhanka wadnaha ah sida ay xaqiijisay kooxda Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Switzerland ayaa la badalay kulankii ay Barbaraha ay la galeen kooxda Frosinone bishii  September 23 kadib markii uu xanuun uu dareemay daafaca Kooxda ayaa maanta oo jimco ah xaqiijisay in uu xidiga uu Gali ...

Read More »

Dele Alli iyo Danny Ings oo loogu Yeeray xulka dalka England ciyaaraha isreebreebka Uero 2016

Weerayahanka kooxda Liverpool iyo xidiga qadka dhexe ee kooxda Totenham Danny Ings iyo Dele Alli oo loogu yeeray xulka dalka England kulamada isreebreebka Uero 2016-ka Xidiga weerarka kaga ciyaara kooxda Liverpool Danny Ings ayaa Bandhig wanaagsan ka sameeyay kooxda Liverpool kulamada uu ka soo Muuqday sidoo kale xidiga dhaxe ee kooxda Totenham Dele Alli uu Bandhig wanaagsan la Yimaaday kulmadii ...

Read More »

Phillipp Lahm : Ma ahan Mid Xun Waa Mid Wanaagsan Xidiga Mario Gotze

Kaptanka kooxda Beyer Munich Phillipp Lahm ayaa aaminsan in uusan aheyn xidiga Mario Gotze mid wax jiro aheyn isagoona Ku Tilmaamay Laacibka in uu leeyahay Tayo wanaagsan xiligaan Xidiga Mario Gotze ayaa Hal Gool dhaliyay kulankii ay kooxda Beyer Munich 5:0 ay kaga adkaatay kooxda Dinamo Zagreb kulamada Champions League oo Todobaadkaan dhacay Sidoo kale waxa uu aamisan yahay in ...

Read More »

Rio Ferdinand oo amaan u soo jeediyay Laacibka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo

Daaficii Hore ee kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa amaan weyn u soo jeediyay weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo kadib markii uu xalay uu dhaliyay Goolkiisa 500-aad Kulankii ay kooxda Real Madrid xalay la ciyaartay kooxda dalka Sweden ee Malmo waxa uu dhaliyay Kaptanka xulka dalka Portugal Goolkiisa 500-aad ee kooxda Real Madrid tan iyo markii uu kusoo  biiray xili ...

Read More »

Van Gaal: Manchester United Waa in ay Tayo Wanaagsan ay la Timadaa si ay ugu guuleysato Champions League  

Macalinka kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa aaminsan ay kooxdiisa ay diyaar u tahay Bandhig wanaagsan ay sii sameynayso hadii ay ku guuleysato midkood Champions League  ama Premier League United ayaa xili  Todobaadkaan Kaalinta kowaad soo Gashay xili ay ka adkaatay kooxda Sunderland sidoo kale caawa waxa ay wajihi doontaa kooxda dalka Germany ee Wolfsburg kulamada Champions League kadib ...

Read More »

Ian Wright  oo Dhaleeceyn u Soo Jeediyay Macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger

Weeraryahankii Hore ee kooxda arsenal Ian Wright ayaa aaminsan in uu qalad weyn uu sameeyay macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger kadib Guuldaro kasoo Gaartay kooxda dalka Greece ee Olympiacos ciyaaraha Champions League Macalin Wenger ayaa kulankii xalay Go’aansaday in uu qeybta Goosha uu kusoo Bilaabo xidiga David Ospina xili uu Kursiga keydka uu kusoo Bilowday xidigii Hore ee kooxda Chelsea ...

Read More »

Luis Enrique oo Difaacay Qaab Ciyaareedka xidiga reer Brazil ee Neymar

Macalinka kooxda Barcelona Luis Enrique ayaa difaacay Qaab ciyaareedka xidiga Neymar kulankii xalay uu soo Bandhigay xili saxaafada ay dhaleeceen ay u jeediyeen laacibka reer Brazil Kooxda Barcelona ayaa xalay wajahday kooxda dalka Germany Beyer Leverkusen xili ay waayeen laacibkooda reer argentine Lionel Messi oo dhaawan dhaawacmay mudana Garoomada ka Maqnaan doono Kadib guushii waqtigii ugu dambeeyay ay ka gaareen ...

Read More »