10 Oday Dhaqameed oo Laga Afduubtay Deegaanka Moora Gubatay (Dhageyso Sababta )

0

Faah faahino dheeraad ah aya kasoo baxay tiro odayaal dhaqameed lagu xir xiray deegaan katirsan deegaano katirsan gobalka shabeellaha dhaxe.

Dadka deegaanka ayaa Simba u sheegay in ku dhawaad 10 oday dhaqameed lagu xir xiray deegaanka Moora Gubatay ee duleedka magaalada Jowhar ee gobalka shabeellaha dhaxe.

Goobjooge la hadlay Idaacada Simba ayaa sheegay in odayaal dhaqameedka la xir xiray aysan garan sababta ka danbeysa xir xiritaankooda, balse waxuu sheegay in maal mahii danbe halkaasi ay ka wadeen waan waan lagu dhax dhigayay beelo walaala ahaa oo diriri ay dhax martay.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya kooxaha ka danbeeyay afduubka iney yihiin ciidamo katirsan Alshabaab oo la sheegay iney odayaasha ula dhaqaaqeen dhanka deegaanka Gamboole  sh/dhaxe.

Halka Hoose Ka Dhageyso Codka Waxa Halkaasi Ka Dhacay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here