Agaasimaha kooxda Bayer Leverkusen ee dalka germalka Rudi Voller ayaa meesha ka saaray wararka ku aadan in ay kooxda iibinaysa laacibka Javier Hernandez.
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Mexico Javier Hernandez ayaa xili ciyaareedkaan u dhaqaaqay Horyaalka dalka Germany kadib markii uu ka dhaqaaqay kooxda Manchester United 19-goal ayuu xili ciyaareedkaan dhaliyay 25-kulan uu kasoo muuqday kooxda,
Kooxaha kala arsenal, Manchester United .iyo Chelsea ayaa kamid ah kooxaha xili ciyaareedkaan xiiseenaya xidiga heerka caalami ee xulka dalka Mexico

