Holger Badstuber oo doonaya in uu Xili Ciyaareedkaan kasoo Muuqdo koobka Euro 2016.

0

Daafaca kooxda Beyer Munich Holger Badstuber ayaa sheegay in uu xili ciyaareedkaan uu doonayo in uu kasoo muuqdo ciyaaraha Euro 2016. Oo dalka france lagu qaban doono bilaha june iyo July,

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Germany Badstuber waxaa la dagay dhaawacyo aad u Fara badan isagoona mar noqday laacibka ugu wanaagsandhanka daafaca dhexe laakin dhaawacyada ku batay xidigaan ayaa sababtay in uu hoos u dhac ku yimaado qaab ciyaareedkiisa,

26-jirkaan ayaa sidoo kale seegay qeyb kamid ah xili ciyaareedkii 2012-13 iyo  2013-14 sidoo kale waxa uu seegay koobkii aduunka uu Germalka ku guuleystay dhawaan 2014-kii.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here