Maxkamadda Sare Ee CQS oo Markale Xukun Ku Riday G/sare Xoosh+Dhageyso

0

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta  markale Xukun dil ah ku riday Ex, G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed oo horay dil ugu soo xukuntay Maxkamadda Darajadda,1-aad Ee Ciidamada Qalabka Sida.

Ex, G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed ayaa  18-kii bishii Janaayo ee sanadkaan 2018-ka waxa uu Xafiis ku yaala Dekadda magaaladda muqdisho ku dhex dilay Ala ha u Naxariistee Taliye ku-xgeenkii ciidanka badda Soomaaliya Generaal Siciid Mariino,kadib muran soo kala dhex-galay.

Sareeye guuto Liibaan Cali Yarow oo ah Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa warbaahinta u aqriyay Xukunka Maxkmadda.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here