Puntland oo Gudoomiye u Magacowday Magaalo Gacanta Ugu Jirta Somali-land

0

Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweyne Ku xigeenka  Puntland ahna,Kusimaha madaxweynaha,Cabdixakiin cabdullaahi Xaaji Cumar(Cameey) ayaa guddoomiye cusub loogu magaacabay degmada Laascaanood ee gobolka Sool.

Wareegtada oo ku taariikhaysan 9 bishaan April ee 2018,ayaa duqa cusub ee Laascaanood loogu magacaabay,Cabdiqani Mukhtal Maxammed Garaad,waxaana shaqada looga joojiyay duqii hore ee degmadaasi,Cabdalle Xaaji Warsame.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here