Theo Walcott :- Mesut Ozil Waa laacib Weeraryahan Walba uu jecel yahay in uu garab Ciyaaro

0

Laacibka kooxda Arsenal Theo Walcott ayaa aaminsan in laacibka ay isku kooxda Yihiin ee Mesut Ozil uu ku jiro waayihiisa ugu fiicnaa xili ciyaareedkaan.

Mesut Ozil  ayaa xili ciyaareedkaan caawiyay 16-goal wuxuuna 4-caawin ka hooseeyaa laacibkii Hore ee kooxda arsenal iyo xulka dalka France Henry oo sidaan oo kale horey u sameeyay,

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka England Theo Walcott oo saxaafada la Hadlay ayaa Tilmaamay In weeraryahan walba uu jecel yahay in uu garab ciyaaro xidiga heerka caalami ee xulka dalka Germany Mesut Ozil,

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here