Ka Dib Kulan Balaaran oo ay Dagmada Caabudwaaq ku yeesheen Golaha Guurtiga waqooyiga Gobolka Galagaduud ayay ka Hadlen arimaha midowga Galmudug iyo ahlu suna Baarlamaanadooda.
Odayaasha Guurtiga ayaa Ku Gacan sayray dhamaanba waxyaabihii ka dhacay Dhuusamareeb kuna dhuwaaqay isku Tashi Waqoyiga Galgaduud ah Kulankaasi oo ay Hadalo ka jeediyeen Ugaasyada beelaha waqooyiga Galgaduud ayey kaga aragti mideysnaayeen waxaana hadaladooda ubadnaa naqdin ay ku diidanyihiin hananka loo abaaray heshiiskaasi
Ugaas axmed Bre Cali,Gudoomiyaha Glaha Guurtiga Waqooyiga Galgaduud ayaa dowlada ka codsaday in si hoose loo fiiriyo tabashoyinka ay ka qabaan heshiiki Ahlusuna iyo maamulka Mudug lagu mideeyay.
Halka Hoose ka Dhageyso Codka Xildhibaan Abuukar xuseen Cali

