Kulan ka Dhacay Caabudwaaq oo Looga Hor Yimid Dhameystirka Heshiiska Ahlusunna Iyo Galmudug (Dhageyso)

0

Ka Dib Kulan Balaaran oo ay  Dagmada Caabudwaaq  ku yeesheen Golaha Guurtiga waqooyiga Gobolka Galagaduud ayay ka Hadlen arimaha midowga  Galmudug iyo ahlu suna Baarlamaanadooda.

Odayaasha Guurtiga ayaa Ku Gacan sayray dhamaanba waxyaabihii ka dhacay Dhuusamareeb kuna dhuwaaqay isku Tashi Waqoyiga Galgaduud ah  Kulankaasi oo ay Hadalo ka jeediyeen Ugaasyada beelaha waqooyiga Galgaduud ayey kaga aragti mideysnaayeen waxaana hadaladooda ubadnaa naqdin ay ku diidanyihiin hananka loo abaaray heshiiskaasi

Ugaas axmed Bre Cali,Gudoomiyaha Glaha Guurtiga Waqooyiga Galgaduud ayaa dowlada ka codsaday in si hoose loo fiiriyo tabashoyinka ay ka qabaan heshiiki Ahlusuna iyo maamulka Mudug lagu mideeyay.

Halka Hoose ka Dhageyso Codka Xildhibaan Abuukar xuseen Cali

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here