Golaha wasiirada ee Maamulka Puntland ayaa kulankooda Caadiga ahaa Maanta ku yeeshtay Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal,
Kulanka Golaha wasiirada ee Maamulka waxaa shir Gudoominaayay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Max’ed Cali Gaas iyadoona kulanka loogu hadlay qodobo dhowr ah ay kamid ahaayeen dhanka amniga, iyo furitaanka Garoonka diyaaraha Magaalada Boosaaso,








