Maxkamad Lala Tiigsanayo Saraakiisha Iyo Ciidanka Jubbaland

0

Maamulka jubaland ayaa sheegay in tilaabo laga qaadidoono askarta caadeysatay dhibaateynta shacabka iyo kuwa isku abaabulo xiliyada xiisadaha ay jiraan qaabka qabiil.

Wasiirka Warfaafinta Maamulka jubaland Cabdi nuur Cali aadan ayaa sheegay in sharciga lala tiigsandoono askarta kooxda isugu urursaday magaalada kismayo kuwaa oo xiliyada qaar amniga qal qal geliyo.

Wasiirka warfaafinta jubaland ayaa sheegay in sharciga lala tiigsandoono askarigi ama sarkaalkii lagu helo in duminta jubaland in tilaabo laga qaadidoono.

Golaha wasiirada jubaland ayaa shaley soo saaray amaro lagu xadeynayo muranada dhulka oo ku soo badanaya deeganada uu ka arimiyo maamul gobaleedka jubaland.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here