Akhriso:-Taabid oo Aqbalay Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyay

0

Taabid Cabdi Maxamed Gudoomiyihii Gobolka Banaadir  ayaa aqbalay xil ka qaadistii lagu sameeyay, isagoo u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Yariisow.

Akhriso war saxaafadeedka uu soo saaray Taabid Cabdi Maxamed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here