Taabid Cabdi Maxamed Gudoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa aqbalay xil ka qaadistii lagu sameeyay, isagoo u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Yariisow.
Akhriso war saxaafadeedka uu soo saaray Taabid Cabdi Maxamed.



