Madaxweynayaasha Xiriirada Uefa iyo Fifa oo la Ganaaxay

0

Madaxweynayasha xariirada Fifa iyo Uefa  ee lagu magacaabo Sepp Blatter iyo  Michel Platini ayaa la ganaaxay min sideed sanno inaysan lug ku yeelan Karin wax la xariira dhaqdhaqaqa ciyaaraha kadib marki gudiga madax banaaan ee Anshaxa Fifa ay maanta ku dhawaaqeen ganaxaasi,

Sepp Blatter ayaa  ganaaxiisa ka dambeeyay kadib marki lagu helay musuqmaasuq taaso keentay in xilka gudoomiyenimo ee Fifa uu iska casilo sanadkaan Gudihiisa,

Michel Platini ayaa isna waxaa la sheegay in uu fududeeyay wax is dib marin sanadki 1999 25 bishi  August  waxuuna heshiiyo been ah la galay “Mr Blatter,oo sanadka hor noqday xiligaas madaxweynaha Fifa.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here