Warar haatan Naga soo gaaraya Magaalada Mandheere ee Gobolka woqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Rag ka Tirsan al-shabaab ay weerar ku qaadeen gaari bus ah oo marayay Magaalada Mandheere ee ee Gobolka woqooyi Bari ee dalka Kenya
Dhanka kele Gudoomiyaha Gobolka woqooyi Bari ee dalka Kenya Maxamuud saalax oo la Hadlay warbaahinta Kenya ayaa sheegay in goor dhaweyd uu weerarka ka dhacay Magaalada Mandheere waxa uu Hadalkiisa ku daray in 2-qof oo shacab ahaa ay ku dhinteen weerarka Halka 3-qof kale ay ku dhaawacmeen,


Yuusuf Abdi Hassan liked this on Facebook.