Cabsi Soo Wajahday Macalinka kooxda Manchester United Luis Van  Gaal

1

Macalinka kooxda Manchester United Luis Van  Gaal ayaa ka cabsi qaba in shaqadiisa laga buriyo xili ciyaareedkaan kadib markii bandhig aan wanaagsaneen uu xili ciyaareedkaan  soo bandhigay,

United ayaan guuleysan 5-tii kulan ee ugu dambeysay ee horyaalka dalka ingiriiska iyadoona laga soo reebay koobka Champions League  Vaan Gaal ayaa shaki la galinayaa mustaqbalkiisa macalinimo ee kooxda Manchester United.

Macalimiinta u sharxan shaqada kooxda Manchester United waxaa kamid ah Pep Guardiola, Carlo Ancelotti iyo macalin  Jose Mourinho, kuwasoo loo maleynayo in ay Noqon doonaan macalinka kooxda Manchester United,

 

 

1 YORUM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here