Macalinka kooxda Manchester United Luis Van Gaal ayaa ka cabsi qaba in shaqadiisa laga buriyo xili ciyaareedkaan kadib markii bandhig aan wanaagsaneen uu xili ciyaareedkaan soo bandhigay,
United ayaan guuleysan 5-tii kulan ee ugu dambeysay ee horyaalka dalka ingiriiska iyadoona laga soo reebay koobka Champions League Vaan Gaal ayaa shaki la galinayaa mustaqbalkiisa macalinimo ee kooxda Manchester United.
Macalimiinta u sharxan shaqada kooxda Manchester United waxaa kamid ah Pep Guardiola, Carlo Ancelotti iyo macalin Jose Mourinho, kuwasoo loo maleynayo in ay Noqon doonaan macalinka kooxda Manchester United,


Wììlkà Rêër Àbûkâr Âddë liked this on Facebook.