Wasiirka Dhalinyarada Isboortiga XFS oo Gaartay Magaalada Baydhabo+Sawirro

0

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya waxaa  gaaray Wafdi ay hogaamineyso Waziirada Dhalinyarada isbootiga  Xukuumadda federaalka Soomaliya  Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye.

Socdaalkeeda waxaa ku wehlinayay waziiro ka tirsan maamul Goboleedyada dalka ka jira ee wasaaradda dhalinyarradda iyo ciyaaraha qaabilsan.

Waxaa xafiiska madaxweynaha Dowlada goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Ku qaabiley Ku simaha madaxweynah aahna Waziirka Hub ka dhigista iyo dhaqank celinta Maleeshiyaadja  Mudane Xasan Xuseen Maxamed xasan eeley ,waxana ay wadaqaateen Kulun sacado badan qaatey.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here