Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya waxaa gaaray Wafdi ay hogaamineyso Waziirada Dhalinyarada isbootiga Xukuumadda federaalka Soomaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye.
Socdaalkeeda waxaa ku wehlinayay waziiro ka tirsan maamul Goboleedyada dalka ka jira ee wasaaradda dhalinyarradda iyo ciyaaraha qaabilsan.
Waxaa xafiiska madaxweynaha Dowlada goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Ku qaabiley Ku simaha madaxweynah aahna Waziirka Hub ka dhigista iyo dhaqank celinta Maleeshiyaadja Mudane Xasan Xuseen Maxamed xasan eeley ,waxana ay wadaqaateen Kulun sacado badan qaatey.




