War Deg Deg:-Dab Caawa Ka Kacay Dekadda Magaalada Berbera

0

Wararka ka imaanaya magaalada Berbera ee gobolka Saaxil ayaa ku waramaya in Dekadda Magaaladaas gaar ahaan Qaybta Loo yaqaano Barxada Wajaale in uu dab qabsday islamarkaana ilaa haatan uu socdo.

Dabkan  ka kacay Dekadda magaalada Berbera ayaa la arkay un Markii salaada Maqrib la Tukaday Warar soo baxaya ayaa tilmaamaya in Koonteenaro Meesha Yaalay dab ka Dhashay, Taasina ay sababatay Dabkaa Cirka Isku Shareeray.

Goobtan Gubanyasa oo loo yaqaan Barxada wajaale Ayaa kaabiga Ku haysa , Haamaha Shidaalka Berbera, iyo Shirkadaha Keena Gaaska wax Lagu karsado , Dabcana Xarumo Khatar Isku Ah Ayaa Is Kulaalaya.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here