Kooxo Hubeysan oo degmada Wadajir ku Diley Mid kamid ah Dhaqaatirta Magaalada Muqdisho

0

Kooxo Hubeysan ayaa Barqanimadii Maanta Gudaha Degmada wadajir waxa ay ku dileen dhaqtar ka shaqeyn jirey mid kamid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho

Dhaqtarka la diley ayaa lagu magacaaabi jirey Dr Liibaan cusmaan Cilmi waxaa  sidoo kale adeer u ahaa Madaxweynaha soomaliya xasan sheikh Maxamuud sida aynu wararka ku Helnay

Dr Liibaan cusmaan Cilmi iyo Barre wax ka dhigaayay Jaamacada SIU oo Lagu Magacaabi Jirey Maxamed C/qaadir Yabarow ayaa saakay Lagu diley degmada wadajir gaar ahaan suuq weyn degmadaas

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here