Cristiano Ronaldo “ Waxaan ku Faraxsanahay Nolosha kooxda Real Madrid

0

Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa cadeeyay in uu ku Faraxsan yahay Nolosha kooxda Real Madrid isagoona Hoos u dhigay wararka lala xiriirnaayo in uu u dhaqaaqi doono kooxda dalka France ee Paris Saint-Germain.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa xaly qaab ciyaareed wanaagsan soo Bandhigay kulankii ay ka adkaadeen kooxda Malmo xili uu dhankiisa dhaliyay goolal gaaraya 4-goal waana xidig jabiyay Record ah in  10-Goal laga dhaliyo Group Stage-ka Champions League.

“ Waxaan aad ugu Faraxsanahay Nolosha kooxda Real Madrid ayuu u sheegay Atresmedia Kadib ciyaartii ay ka Guuleysteen kooxda Malmo,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here