Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa cadeeyay in uu ku Faraxsan yahay Nolosha kooxda Real Madrid isagoona Hoos u dhigay wararka lala xiriirnaayo in uu u dhaqaaqi doono kooxda dalka France ee Paris Saint-Germain.
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa xaly qaab ciyaareed wanaagsan soo Bandhigay kulankii ay ka adkaadeen kooxda Malmo xili uu dhankiisa dhaliyay goolal gaaraya 4-goal waana xidig jabiyay Record ah in 10-Goal laga dhaliyo Group Stage-ka Champions League.
“ Waxaan aad ugu Faraxsanahay Nolosha kooxda Real Madrid ayuu u sheegay Atresmedia Kadib ciyaartii ay ka Guuleysteen kooxda Malmo,

