Javier Mascherano ayaa kasoo kabsanaya dhaawac kasoo gaaray kulankii ay dhawaan la ciyaareen kooxda Real Madrid isagoona diyaar u ah kulanka caawa ay la ciyaari doonaan kooxda Real Sociedad
Laacibka heerka caalami xulka dalka Argentine ayaa dhaawac loogu saaray ciyaartii dhawaan ay 4:0 ay kaga adkaadeen kooxda Real Madrid isagoona seegay kulankii ay ka adkaadeen kooxda AS Roma kulamada Champions League,
Javier Mascherano ayaa booska ka badali doono xidiga heerka caalami ee xulka dalka Spain Sergi Roberto, oo dhaawac loogu saaray kulankii ay la ciyaareen kooxda as Roma kulamada Champions League,

