Clarence Seedorf oo Lala Xiriirinaayo Shaqooyinka kooxaha Newcastle United iyo QPR

0

Macalinkii Hore kooxda AC Milan Clarence Seedorf ayaa sheegay in uu aad u jecelyahay in uu shaqo ka qabto  Horyaalka dalka ingiriiska,

Xidigii Hore ee kooxda ac Milan ayaa lala xiriirnayaa kooxaha Newcastle United iyo QPR isagoona sidoo kale sheegay in uu aad u jeclaa in uu ka ciyaaro Horyaalka dalka Ingiriiska waayihiisa kooxda ac Milan ee Horyaalka dalka Talyaaniga,

Dhanka kale Laacibkii Hore ee xulka dalka Holland Clarence Seedorf ayaa laga ceyriyay shaqada kooxda ac Milan bishii June isagoona intaas wixii ka dambeeyay lala xiriirnaayay kooxaha Horyaalka dalka Ingiriiska

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here