Millionaire-ka Ugu lacagta badan dalka India oo Xaflada Arooska Wiilkiisa ka Dhigay Mudo 3-Bari ah+ Sawiro

0

Millionaire-ka ugu Lacagta dalka india ayaa aduunyada ka yaabsaday kadib markii Xaflada arooska wiilkiisa  uu ka dhigay 3-Maalin Tasoo ka dhacaysa Magaalada Florence ee dalka Talyaaniga.

Rohan Mehta, waa wiilka uu dhalay ninka ugu lacagta badan dalka India oo Lagu magcaaabo  Yogesh Mehta,  wuxuuna Magaalada Florence ee dalka Talyaaniga loogu dhigi doonaa xaflada arooskiisa kadib markii ay is Gacloodeen  Gabadha La Yiraahdo Roshni  oo ah gabar mudo ay isla socdeen,

Dhanka kale Inta la xaqiijiyay waxaa Xaflada arooska kasoo qeyb Galaysa 500-qof waxayna xafalada arooska ay ka dhacaysaa mid kamid ah Hoteelada ugu qaalisan Magaalada Florence ee dalka Talyaaniga.

Mudane Yogesh Mehta  ayaa lacag ahaan Hantidiisa waxaa Lagu qiyasaa $623million-oo dollar mareykanka  wuxuuna ganacsiyo ku leeyahay Magaalada Dubia ee dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta.

2ED8B29200000578-0-image-a-8_1448617764879 2ED8B29100000578-0-image-a-5_1448617753041 2ED8B28900000578-0-image-a-9_1448617774100 2ED8B28200000578-3336117-image-a-94_1448627201916 2ED8B28100000578-0-image-a-12_1448617801659 2ED8B27100000578-3336117-image-m-100_1448627256315 2ED8B28A00000578-0-image-a-13_1448617807621 2ED8B2A100000578-0-image-a-15_1448617813121

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here