Agaasimaha Guud ee HSJ La Tusay Sida uu U Shaqeyo Garoonka Kigaali

0
????????????????????????????????????

Agaasimaha Guud ee HSJ iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa manta la soo tusay sida uu u shaqeeyo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kigaali ee Caasimada Dalka Rwanda waxaana mid mid loo tusay qalabka ay ku shaqeeyaan hay’adda Socdaalka Dalka Rwnada.

Ka hor inta aan lageen Garoonka Diyaarada ayaa waxaa kulan wada jir ah qaatay Wafdiga uu uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee HSJ iyo masuuliyiinta madaxda ka ah qeybta Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dalka Rwanda.

Maalamaha Soo socda ayaa lagu wadaa in madaxda iyo saraakisha ka socota Soomaliya la geeyo Xaduuda uu dalka Rwanda la wadaago Dalka Uganda halkaasi oo lagu soo tusi doono sida ay u shaqeeyaan saraakiisha ka howlaga Xaduuda dalkaasi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here