Nin Horey kaga Tirsanaa kooxda Kurdish oo Dib ugu Laabtay Dalka Ingiriiska+ Sawiro

0

Askari ka Tirsaan Ciidamada dowlada Ingiriiska oo dhawaan ku biiray kooxda Kurdish ee ka dagaalanta dalka Syria ayaa Maanta dib ugu soo laabtay dalka Ingiriiska isagoona lagu xiray saldhiga weyn ee Magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska.

Joe Robinson, oo 22jir ah, ayaa dhawaan dalka Syria u Tagay si uu ugu biiro kooxda Kurdish oo la dagaalanta kooxda Daacish ee wali ku sugan dalalka Ciraaq iyo Syria ee Bariga dhexe.

Laamaha Amaanka dalka Ingiriiska ayaa gacanta ku dhigay ninkaan dib kaga soo laabtay dalka Syria kadib markii uu kasoo garab Dagaalamay kooxda Kurdish oo bariga ka dagaalanta,

2ED2238F00000578-0-image-a-72_1448537986882 2ED2236300000578-0-image-a-63_1448536631693 2ED2238700000578-0-image-a-65_1448537605547 2ED2239300000578-0-image-a-68_1448537973025

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here